Abtidon.com
Buugga koowaad
Far Soomaaliga
Farta Cismaaniya
Gregorian/Hijra Calender
Waqtiyada - Time Zone
Cimilada Soomaaliya- Weather
facebook
YouTube
AMA Books Co.
Book List
Check out our online catalogue
Af Soomaali
Buugga 1aad
Barashada af Talyaaniga
Manuale italaino
Abtidon's blog
Af Soomaali - Buugga 1aad
Buuggan waxaa loogu tala galay caruurta soomaaliyeed in ay ka bartaan qoraalka afka soomaaliga iyadoo la raaacay manhajkii u dhignaa wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta ee soomaaliya laguna saleeyey habka waxbarashada dugsiyada hoose ee casriga ah, waxaana talo bixin ka soo jeediyey khubaro iyo macallimiin dugsiyada hoose...
Af soomaaliga iyo jiilka soo koraya
Jiilka soo koraya waa aayaha dalkeena iyo dadkeena, waa kuwa ay ku xirantahay waxyaabo badan oo mustaqbalkee-na ah oo uu ka mid yahay afkeena hooyo...
Video ka waramaya waxqabadkii Daa'uud Xasan aasaasihii Hiiraan Public Libray iyo dugsi waxbarasho. Waxaa lagu dilay Balad weyne.